Sacuudiga oo war kale oo yaab leh ka soo saaray dilka saxafiga Jamal Kashoqgi

Dowlada Sacuudiga ayaa markii saddexaad bedeshay warka ku sabsanaa qaabka loo dilay saxafiga Kamal Kashoqgi oo 2-dii bishan lagu dhex dilay Qunsuliyadda Sacuudiga ee magaalada Istanbul. Sida ay faafisay Wakaalada Wararka Sacuudiga, Xeer ilaaliyaha guud ee Boqortooyada Sacuudiga oo sheegay in dilkii loo geystay Jamal Kashoqgi uu ahaa mid hore loo sii qorsheeyay, isagoo soo … Continue reading Sacuudiga oo war kale oo yaab leh ka soo saaray dilka saxafiga Jamal Kashoqgi